MAXAMED YUUSUF CISMAAN (ILBARWAAQO)

magaciisu waa MAXAMED YUUSUF CISMAAN (ILBARWAAQO ) waa dilaal ka hawl gala masalaha galbeed waa dilaal inbadan kusoo dhex jiray dhulka waa dilaal daacad ah oo aamin ah waa shaqsi aqoon iyo waayo aragnimo u leh dhul iibka aqoona u leh areada uu aadka u iibiyo iyo dhulka dadka iibinaayaba wuxuu u leeyahay aqoon durugsan


Contact Details
  • Mobile : 063-4403045