Ku soo dhawoow Hantimaal, Saylada hantida ma guurtada ah

Macmiil raadi oo hel... Hadii aad raadinayso guri, jago, beer ama dhisme ganacsi, hantimaal waa meesha aad ka heli kartid. Hantimaal waxy idiin xushay dilaaliin aamin ah oo kaaga jawaaba suaal kasta oo aad qabtid. Ka raadi waxaad rabtid kaydkaan dhamystiran.

Guri Bangalo Ah

Kiro
$200 - Guri

waa guri bangalo ah oo ku yaala xafada aktoobar kasoo horjeedka misaajidka…

More Details
12*12 4 Bedrooms 2 Bathrooms

Fooq, Hargeisa Masalaha

Kiro
$625,000 - Guri

Gurigani waa Guri kiro ah kuna yaala xaafadda shacabka -Hargeisa, agaarka Dubai…

More Details
4500 Sq Ft 4 Bedrooms 4 Bathrooms 2 Garages

Sidee Hantimaal u shaqeeyaa

Isticmaalka hantimaal waa fudayd 3dex taalo oo keliya.

Hanti ma rabtaa

marka hore go'aan gaadh. ma waxaad rabtaa jago aad dhisatid, guri kirro ama iib ah. ma dhul aad u iibsatid maal gashi ahaan iyo mustaqbalka. haday jawaabtu tahay ahaa. waad joogtaa sayladii hantida. oo dilaaliin la soo xulay oo xalaal ah ka soo bandhigeen hanti badan oo nooc walba leh.

ka baadho kayda hantimaal

Marka hore dooro goobta ama magaalada aad rabtid Kadibna nooca aad rabtid, sida guri, jago, beer…. Kadibna waxaad rabtid Iib ama kiro Kadibna riix/click search/raadi

La Xidhiidh dilaalka

Markaad heshid waxaad doonaysay . la xidhiidh dilaalka ka masu’uulka ah ee ku sawiran meesha. Waydii wixii su’aalo ah si aad u heshid xog dheeraad ah, qiimahana kala heshiisid. Bushaaro bushaaro.