• WhatsApp-Image-2018-10-16-at-2.14.31-AM-1-1080x738
  • images-6

Iib $9,000 - Jago

#BUSHAARO #BUSHAARO
#FURSAD #DAHABIYA
# DHUL IIB AH
#HARGEISA #SOMALILAND
#XAAFADA #MASALAHA
●waxaan idiin haynaa dhul iib ah kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaan xaafada MASALAHA GARAHAAN dayrka ILMA GEELE
●waana meel istaraaji ah
●cabirkeeduna waa 24m by 18m AMA WAA 80*60 WAANA BALOODH
●Qiimihiisuna waa $9000.. waxna waa layska dayn karaa
●wixi faahfaahin ah kala soo xidhiidh

+25263-6977205 AM A SOO BOOQO WEBSITEKA WWW.HANTIMAAL.COM

Similar Properties

Leave a Reply

Your email address will not be published.