Iib $150,000 - Jago
#BUSHAARO #BUSHAARO
#FURSAD #DAHABIYA
# DHUL IIB AH
#HARGEISA #SOMALILAND
#XAAFADA #MASALAHA
●waxaan idiin haynaa dhul iib ah kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaan xaafada MASALAHA GALBEED
●waana meel istaraaji ah
●cabirkeeduna waa 90m by 48m AMA WAA BALOOG
●Qiimihiisuna waa $150000.. waxna waa layska dayn karaa
●wixi faahfaahin ah kala soo xidhiidh
Wuxuuna u dhawyahay haayada unicef waana number one ka
+252634471417 ama +25263-4135602