• 81406419_122144682611841_5154777176943362048_n
  • 81885545_122144882611821_7027389923091021824_n
  • 81973101_122144522611857_9203294112717996032_n
  • 81230745_122144579278518_4467827935683805184_n

Iib $11,000 - Jago

#BUSHAARO #BUSHAARO
#FURSAD #DAHABIYA
# DHUL IIB AH
#HARGEISA #SOMALILAND

●waxaan idiin haynaa dhul iib ah kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaan xaafada BADHKA
●waxanay u dhawdahay digdiglayda ay iska galaan xaafada siinay iyo badhka
●waana meel istaraaji ah
●cabirkeeduna waa 12m by 11m
●waxaana dhisan 3 wajahadood oo gaadhay ilaa LITIRKA
●Qiimihiisuna waa $11000.. waxna waa layska dayn karaa
●wixi faahfaahin ah kala soo xidhiidh
●whatspp and call
+25263 6977205

Similar Properties

Leave a Reply

Your email address will not be published.