• IMG-20200703-WA0016
  • IMG-20200703-WA0024

Iib $16,000 - Jago

DHUL IIB AH XAAFADA MASALAHA GARAHAAN HOTELKA DIYAARADA AGTIISA
HARGEISA SOMALILAND
XAAFADA MASALAHA
●waxaan idiin haynaa dhul iib ah kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaan xaafada MASALAHA HOTELKA DIYAARADA AGTISA
●waana meel istaraaji ah
●cabirkeeduna waa 24m by 18m AMA WAA 80*60 WAANA BALOODH
●Qiimihiisuna waa $16000.. waxna waa layska dayn karaa
●wixi faahfaahin ah kala soo xidhiidh

+25263-6977205 AM A SOO BOOQO WEBSITEKA WWW.HANTIMAAL.COM

Similar Properties

Leave a Reply

Your email address will not be published.