Iib $59,000 - Guri
GURI #IIBA 2
#HARGAYSA #SOMALILAND
●Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada gantalaha,
●Waxanu udhowyahay istaanka basaska hore ee xero awr,
●Waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday,
●waxanu ka dhisanyahay 12m×18m,
●Waana 7qol iyo qolkii washmaanka iyo dayr iyo saddex suuli iyo kijo,
●#Qiimahiisuna #waa 59,000$ waxna waa layska dayn karaa,
For more details, contact the Hantimaal Real estate
☎️ + 252 636977205 whatsapp and call