Iib $60,000 - Guri
GURI IIB AH/ HOUSE FOR SALE:
1. Guri Cusub oo Iminka gacanta laga Jaray oo ku yaalla Jig-Jiga yar, , sidoo kalena Buska iyo Laamidaba u dhow.
Wuxuu ka kooban yahay Shan Hurdo ah, qol fadhi iyo cunto ah, laba suuli, kitchen iyo Geydh weyn oo gaadhi gal ah. Qiimihiisuna waa $ 60,000. wada hadalna waa ka furanyahay.
==============================
New house, just completed, for sale in Jig-jiga yar, Hargiesa, Somaliland
Price: $60,000
5 Bedrooms and one
living and dining room
Two bathrooms inside and one bathroom outside
kitchen
Car Parking
Land size is 12/18
For more details, contact the Hantimaal Real estate
☎️ + 252 636977205 whatsapp and call