Iib $73,000 - Guri
#GURI #IIBA 1
#HARGAYSA #SOMALILAND
●waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada gantalaha,
●waana guri cusub oo muddo yar dhisan
●waana 6qol iyo qol tukaan loogu tala galay oo laba albab leh iyo dayr iyo saddex suuli iyo kijo,
●Waxanu ka dhisanyahay 24m×12m
●qiimahiisuna waa 73,000$waxna waa layska dayn karaa,
Wixii fahfahin kala soo xidhidh:
Call:For more details, contact the Hantimaal Real estate
☎️ + 252 636977205 whatsapp and call