Iib $70,000 - Guri
# FURSAD DAHABIYA
# GURI IIB AH
# HARGAYSA #SOMALILAND
● Waxaan idiin haynaa Guri iib ah kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaan xaafada MASALAHA
● WAA GURI U DHAW MASAAJID IYO MALCAAMAD QURAAN SCHOOLKA CARUURTUNA WAA U DHAWYAHAY WAA GURI AAD U QURUXBADAN OO GAADHI GAL LEH
● cabirkeeduna waa 18M×12M
● wuxu ka kooban yahay 5maqsin.2 suuli.store..iyo dayr gaadhi gal ah
● # Qiimihiisuna # waa $70,000 waxna wa layska dayn karaa
● wixi faahfaahin ah kala soo xidhiid
whatsapp or call 063-6977205