• 83888628_3656984144342416_9151806414140735488_n
  • 83954290_1457343457761096_8641270141360799744_n
  • 84563737_487016278657619_9119286171610906624_n
  • 84581999_951675941900651_5217156530331189248_n
  • 84631004_2607678879450198_1054226617888407552_n
  • 84631283_192424242124863_7265195257178882048_n
  • 85171761_609972596509594_5165733273443237888_n
  • 85186735_635377103879320_1514266556442345472_n
  • 85198737_192489251834705_3153777567576621056_n

Iib $45,000 - Guri
19*9 5 Bedrooms 2 Bathrooms 1 Garage
 
 Add to Favorites
Print

# BUSHAARO #BUSHAARO
# FURSAD DAHABIYA
# GURI IIB AH
# HARGAYSA #SOMALILAND

● Waxaan idiin haynaa Guri iib ah kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaan xaafada AKTOOBAR

● WAA GURI U DHAW MASAAJID IYO MALCAAMAD QURAAN SCHOOLKA CARUURTUNA WAA U DHAWYAHAY WAA GURI AAD U QURUXBADAN OO GAADHI GAL LEH
● cabirkeeduna waa 19M×9M
● wuxu ka kooban yahay 5maqsin.2 suuli.store..iyo dayr gaadhi gal ah
● # Qiimihiisuna # waa $45,000 waxna wa layska dayn karaa
● wixi faahfaahin ah kala soo xidhiid

whatsapp or call 063-6977205

Similar Properties

Leave a Reply

Your email address will not be published.