Iib $65,000 - Guri
GURI #IIBA 4
#HARGAYSA #SOMALILAND
●Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Jigjigayar,
●#Waxanu u dhowyahay sacadadiin mall,
●#Waana guri jaanis ah marka loo eego meesha uu kuyaalo oo istarajiya,
●#Waana guri ay u dhowyihiin,macdaradii,iskuuladii,garoonkii kubada cagta,baskii,suuqii mall ka ahaa ee sacadadiin, caffeteria iwm
●#Waana guri shan qol iyo dayrkii iyo qolkii service ka iyo saddex suuli,
●#Qiimuhu waa 65,000$ waxna waa layska dayn karaa,
●Hadaba macmiil hadii aad joogto dalka dabadiisa,
waxa uu xafiiska Hantimaal real estate kuu suurta galinayaa inaad iibsan karto guryaha ama dhulka iyadoo uu kaa caawindoona xafiiska Hantimaal real state.
For more details, contact the Hantimaal Real estate
☎️ + 252 636977205 whatsapp and call