Iib $60,000 - Guri
#GURI #IIBA
#HARGAYSA #SOMALILAND
●Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Jigjigayar,
●Waxanu u dhowyahay iskuulka(British),
●Waana 6qol iyo dayrkii iyo qolkii washmaanka iyo kijo iyo saddex suuli,
●Waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday kuna yaala meel istarajiya,
●#Qiimahiisuna #waa 68,000$ waxna waa layska dayn karaa,
●Hadaba macmiil hadii aad joogto dalka dabadiisa,
waxa uu xafiiska hantimaal real estate kuu suurta galinayaa inaad iibsan karto guryaha ama dhulka yadoo uu kaa caawindoona xafiiska hantimaal real state.
●Wixii fahfahin kala soo xidhiidh WhatsApp number or call +25263-6977205