Iib $41,500 - Guri
12*12 4 Bedrooms 2 Bathrooms
 
 Add to Favorites
Print

GURI IIB AH
Guri Biyo leh oo iib ah, kuna yaalla Xero-awr, khaas ahaan Jaamac Gunti
12M×14M
$41,500.Wadahadalna furan
Waa guri ka kooban:
Saddex Hurdo gudaha ah
Qol Cunto iyo Fadhi ah,
Labo suuli gudaha ah
Madbakhii
Suuli dibada ah
Daarad dambe
waa guri dhisme dhexe ah, sidoo kalena Biyo leh, Sariibadii, Buskii, Suuqii, iyo dhammaan adeeg kasta leh.

contact us :- 063-4741655 0r 063-4152438

Similar Properties

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *