Iib $69,000 dollar - Guri
waa guri iib ah
hargeisa somaliland
degmada :ibrahim koodbuur
xaafada :XAAFADA XERO AWR
waa guri quruxbadan oo cusub waana kara koone wixii faahfaahin ah la xidhiidh
QIIMUHUNA WAA MACQUUL WAA $69000 WAXNA WAA LAGAA DAYNAYAA INSHA ALAH EE HA MOOGANAAN EE HORE U GAADH
+25263-4226249 or +25263-6977205
ama soo booqo www.hantimaal.com